Halabuur Macalin waa mid ka mid ah Barnaamijyada ay Qabato Ied center Waxa uu baxshaa Barnaamij Lagu Tababaraayo Macalimiinta heerka hore ee waxbarashada caruurta Sanadkii 4 mar waxaana lagu siiyaa Qofka Tababarka Dhameesta Certificate oo Cadeenaya in uu Wax Bari karo Caruurta yar yar Goobtuna Waa ied center